Koulunkäynti ja oppimisen tuki Suomessa
Iskuul dhigashada iyo caawimaadda waxbarashada ee dalkan Finland
Tämä opas kertoo lapsen koulunkäynnistä Suomessa.
Opas sisältää käännökset yleisimmillä Suomessa käytössä olevilla kielillä.
Opas on kirjoitettu selkeällä kielellä.
Lähteinä on käytetty Opetushallituksen antamia ohjeita ja määräyksiä.

Hagistaan ama tilmaanbixintaan waxaa ay ka hadlaysaa, waxbarashada iskuulka carruurta ee dalkan Finland.
Hagistaan ama tilmaanbixintaan waa qayb turjumis ah oo lagu qoray luqadaha guud ee laga isticmaalo dalkan Finland.
Hagistaan ama tilmaanbixintaan waxaa lagu qoray luqad fasiisx ah.
Ilaha hagistaan waxaa loo adeegsaday hagista iyo amarrada uu bixiyay guddoonka waxbarashada.

2
Sisällys
Tusmada
Esiopetus ja oppivelvollisuus
Perustietoa suomalaisesta koulusta
Oppiaineittain järjestettävä opetus
Oppimisen ja koulunkäynnin tuki
Oppimisen tukeen liittyvät neuvottelut ja asiakirjat
Arviointi

Waxbarashada hore (esiopetus) iyo waajibaadka waxbarashada
Macluumaad aasaasi ah oo ku saabsan iskuulka finishka
Waxbarashada maaddo ahaanta loo diyaariyay
Iskuul dhigashada iyo caawimaadda waxbarashada
Wadahadallada iyo dukumintiyada la xiriira caawimaadda waxbarashada
Qiimeyn

3
Loading...
Esiopetus ja oppivelvollisuus Loading...
Waxbarashada hore iyo waajibaadka waxbarashadaLoading...
4Loading...
Suomessa on lakiin perustuva oppivelvollisuus. Jokaisen lapsen on osallistuttava esiopetukseen ja suoritettava perusopetuksen opinnot.
Loading...
Loading...
Loading...
Loading...
Dalkan Finland waxaa ka jira waajibaadka waxbarashada oo ah mid ku salaysan sharciga Ilmo kastaa waxaa ku waajib ah inuu ka qaybqaato waxbarashada hore, islamarkaana uu dhammeysto waxbarashada aasaasiga ah.
Loading...
5Esiopetus kestää yleensä yhden vuoden.
Esiopetusta järjestetään päiväkodissa, koulussa tai jossain muussa siihen sopivassa paikassa.

Waxbarshada hore waxaa ay inta badan qaadataa hal sano.
Waxbarashada hore (esiopetus) waxaa lagu dhigaa xannaanada, iskuulka ama goobtii kale ee ku habboon.

6
Perusopetus ja oppivelvollisuus alkavat yleensä sinä vuonna, kun lapsi täyttää seitsemän vuotta.
Perusopetus kestää yleensä yhdeksän vuotta eli luokat 1–9.

7.
1. 2. 3. 4. 5. 6. 7. 8. 9.
Waxbarashada aasaasiga ah iyo waajibaadka waxbarashada inta badan waxaa ay bilowdaan, marka uu ilmuhu buuxinaayo da’da toddoba sano.
Sida caadiga ah waxbarashada aasaasiga ah waxaa ay qaadataa sagaal sano, taasoo loola jeedo fasallada 1-9-aad.

7
Oppivelvollisuus tarkoittaa sitä, että lapsi osallistuu perusopetukseen tai saa perusopetuksen oppimäärän tiedot muulla tavalla.
Oppivelvollisuus jatkuu myös perusopetuksen jälkeen. Oppivelvollisuus päättyy, kun opiskelija täyttää 18 vuotta tai opiskelija on suorittanut ylioppilastutkinnon tai ammatillisen tutkinnon.
Huoltajalla on vastuu, että lapsi suorittaa oppivelvollisuutensa.

Waajibaadka waxbarashada waxaa loola jeedaa, in ilmuhu uu ka qaybqaato waxbarashada aasaasiga ah, ama in uu helo macluulaamd u dhigma tan waxbarashada aasaasiga ah oo uu qaab kale ku qaatay.
Waajibaadka waxbarashada waa uu sii soconayaa xittaa waxbarashada aasaasiga ah kaddib. Waajibaadka waxbarashada waxaa uu dhammaanayaa, marka uu ardaygu buuxiyo da’da 18-ka sano, ama ardaygu uu ku gudbay oo qaatay shahaadada dugsiga sare ama shahaadada xirfadda.
Waalidka ayaa ka mas’uul ah in ilmuhu uu dhammaysto waajibaaadkiisa waxbarashada.

8
Perustietoa suomalaisesta koulusta
Macluumaad aasaasi ah oo ku saabsan iskuulka finishka
9
Jokaisella oppilaalla on oma luokka ja opettaja.
Luokassa voi työskennellä myös koulunkäynninohjaajia tai -avustajia.
Rehtori on koulun johtaja.
Koulun henkilökunta voi olla mitä tahansa sukupuolta. Enemmistö henkilökunnasta on yleensä naisia.
Perusopetuksessa opetuskieli on yleensä suomi tai ruotsi.

Arday walbaa wuxuu leeyahay fasal iyo macallin u gaar ah.
Waxaa sidoo kale dhici karta in fasalka ay ka shaqeeyaan caawiyayaal iyo hagayaal qaabilsan habsami u socodka iskuulka.
Maamulaha iskuulka waa hoggaamiyaha iskuulka.
Shaqaalaha iskuulku waxay noqon karaan jinsi kasta. Sida caadiga ah tirada ugu badan ee shaqaalaha waa dumar ama haween.
Sida caadiga ah luqadda waxbarashada ee waxbarashada aasaasiga ah waa finish ama iswidish.

10