Koulunkäynti ja oppimisen tuki Suomessa - Somali

by VIP-verkosto

Pages 8 and 9 of 33

Loading...
Oppivelvollisuus tarkoittaa sitä, että lapsi osallistuu perusopetukseen tai saa perusopetuksen oppimäärän tiedot muulla tavalla.  
 
Oppivelvollisuus jatkuu myös perusopetuksen jälkeen. Oppivelvollisuus päättyy, kun opiskelija täyttää 18 vuotta tai opiskelija on suorittanut ylioppilastutkinnon tai ammatillisen tutkinnon. 
 
Huoltajalla on vastuu, että lapsi suorittaa oppivelvollisuutensa. 
Loading...
Loading...
Loading...
Loading...
Waajibaadka waxbarashada waxaa loola jeedaa, in ilmuhu uu ka qaybqaato waxbarashada aasaasiga ah, ama in uu helo macluulaamd u dhigma tan waxbarashada aasaasiga ah oo uu qaab kale ku qaatay.

Waajibaadka waxbarashada waa uu sii soconayaa xittaa waxbarashada aasaasiga ah kaddib. Waajibaadka waxbarashada waxaa uu dhammaanayaa, marka uu ardaygu buuxiyo da’da 18-ka sano, ama ardaygu uu ku gudbay oo qaatay shahaadada dugsiga sare ama shahaadada xirfadda.

Waalidka ayaa ka mas’uul ah in ilmuhu uu dhammaysto waajibaaadkiisa waxbarashada.
Loading...
8
Loading...
Perustietoa suomalaisesta koulusta
Loading...
Macluumaad aasaasi ah oo ku saabsan iskuulka finishka
Comic Panel 1
Loading...
9