Koulunkäynti ja oppimisen tuki Suomessa - Somali

by VIP-verkosto

Cover

Loading...
Koulunkäynti ja oppimisen tuki Suomessa
Loading...
Iskuul dhigashada iyo caawimaadda waxbarashada ee dalkan Finland
Loading...
Loading...
Loading...
Loading...
Loading...
Tämä opas kertoo lapsen koulunkäynnistä Suomessa.

Opas sisältää käännökset yleisimmillä Suomessa käytössä olevilla kielillä.

Opas on kirjoitettu selkeällä kielellä.

Lähteinä on käytetty Opetushallituksen antamia ohjeita ja määräyksiä. 
Hagistaan ama tilmaanbixintaan waxaa ay ka hadlaysaa, waxbarashada iskuulka carruurta ee dalkan Finland.

Hagistaan ama tilmaanbixintaan waa qayb turjumis ah oo lagu qoray luqadaha guud ee laga isticmaalo dalkan Finland.

Hagistaan ama tilmaanbixintaan waxaa lagu qoray luqad fasiisx ah.

Ilaha hagistaan waxaa loo adeegsaday hagista iyo amarrada uu bixiyay guddoonka waxbarashada.
2
Sisällys
Tusmada
Esiopetus ja oppivelvollisuus

Perustietoa suomalaisesta koulusta

Oppiaineittain järjestettävä opetus

Oppimisen ja koulunkäynnin tuki 

Oppimisen tukeen liittyvät neuvottelut ja asiakirjat

Arviointi
Waxbarashada hore (esiopetus) iyo waajibaadka waxbarashada

Macluumaad aasaasi ah oo ku saabsan iskuulka finishka

Waxbarashada maaddo ahaanta loo diyaariyay

Iskuul dhigashada iyo caawimaadda waxbarashada

Wadahadallada iyo dukumintiyada la xiriira caawimaadda waxbarashada

Qiimeyn
3
Comic Panel 1
Esiopetus ja oppivelvollisuus 
Waxbarashada hore iyo waajibaadka waxbarashada
4
Suomessa on lakiin perustuva oppivelvollisuus.  

Jokaisen lapsen on osallistuttava esiopetukseen ja suoritettava perusopetuksen opinnot. 
Dalkan Finland waxaa ka jira waajibaadka waxbarashada oo ah mid ku salaysan sharciga

Ilmo kastaa waxaa ku waajib ah inuu ka qaybqaato waxbarashada hore, islamarkaana uu dhammeysto waxbarashada aasaasiga ah.
5
Esiopetus kestää yleensä yhden vuoden.  
 
Esiopetusta järjestetään päiväkodissa, koulussa tai jossain muussa siihen sopivassa paikassa.  
Waxbarshada hore waxaa ay inta badan qaadataa hal sano.

Waxbarashada hore (esiopetus) waxaa lagu dhigaa xannaanada, iskuulka ama goobtii kale ee ku habboon.
6
PrevNext