Vaikeavammaisen lapsen koulunkäynti Suomessa (somali)

by VIP-verkosto

Pages 2 and 3 of 38

Vaikeavammaisen lapsen koulunkäynti Suomessa
Ilmaha aadka u naafeysan dugsitegista waddanka Finland
Loading...
Tämä opas kertoo lapsen koulunkäynnistä Suomessa.

Oppaan alussa luvuissa 1–3 kerrotaan, miten koulunkäynti järjestetään yleensä.

Luvuissa 4–6 kerrotaan, miten koulunkäynti järjestetään, jos oppilas tarvitsee erityistä tukea oppimiseensa ja hänellä on pidennetty oppivelvollisuus.

Opas sisältää käännökset yleisimmillä Suomessa käytössä olevilla kielillä sekä viittomakielellä.

Opas on kirjoitettu selkeällä kielellä.

Lähteinä on käytetty Opetushallituksen antamia ohjeita ja määräyksiä. 
Loading...
Hagistaan ama tilmaanbixintaan waxaa ay ka hadlaysaa, waxbarashada iskuulka carruurta ee dalkaan Finland. 

Bilowga hagista ama tilmaanbixita waxaa cutubyada 1-3  lagu sheegayaa, qaabka caadi ahaan waxbarashada iskuulka loo qabanqaabiyo.

Cutubyada 4-6 waxaa lagu sheegayaa, qaabka waxbarashada iskuulka loogu qabanqaabiyo, haddii ardaygu uu u baahan yahay caawimaadda khaaska ah, islamarkaana uu haysto go’aanka ah waajibka waxbarshada muddadeeda la dheereeyay. 

Hagistaan ama tilmaanbixintaan waxaa ka qayb ah turjumis lagu qoray luqadaha guud ee laga isticmaalo dalkaan Finland iyo luqadda dhegoolayaasha. 

Hagista ama tilmaanbixinta waxaa lagu qoray luqad fasiix ah. 

Waxaa hagistaan loo isticmaalay ilaha ku saabsan hagista iyo ammarrada ee Golaha waxbarashda.

Loading...
Sisällys
Loading...
Tusmada
Loading...
Esiopetus ja oppivelvollisuus


Perustietoa suomalaisesta koulusta


Oppiaineittain järjestettävä opetus


Oppimisen ja koulunkäynnin tuki 


Pidennetty oppivelvollisuus


Toiminta-alueittain järjestettävä opetus

HOJKS – henkilökohtainen opetuksen järjestämistä koskeva suunnitelma
Loading...
4


9


14


18


23


26


34
Loading...
Waxbarashada aasaasiga ah iyo waxbarashada qasabka ah

Macluumaad aasaasi ah oo ku saabsan dugsiyada finnishka

Waxbaridda u gaarka ah maaddo walba

Caawimaadda waxbarashada iyo iskuul dhigashada

Waxbarasho qasab ah oo la dheereeyay

Howlaha waxbaridda aag walba laga fuliyo

Qorshaha ku saabsan diyaarinta waxbaridda shaqsiyadeed
Comic Panel 1
Esiopetus ja oppivelvollisuus 
Waxbarashada aasaasiga ah iyo waxbarashada qasabka ah
Suomessa jokainen lapsi on velvollinen ja oikeutettu osallistumaan esiopetukseen ja perusopetukseen eli käymään koulua.
 
Ennen kuin lapsi aloittaa perusopetuksen, lapsen on osallistuttava esiopetukseen tai muuhun esiopetuksen tavoitteet täyttävään toimintaan.
Finland gudaheeda ilmo walbaa waxaa ku waajib ah, islamarkaana uu xaq u leeyahay in uu ka qaybqaato waxbarashada hore (esiopetus) iyo waxbarashada aasaasiga ah, taasoo loola jeedo in uu iskuulka tago.

Kahor inta uusan ilmuhu bilaabin waxbarashada aasaasiga ah, waa in uu ka qaybgalaa waxbarashada hore (esiopetus) ama wixii kale ee hawlo waxbarasho la xiriira oo soo buuxinaaya shuruudaha ahdaaftii laga lahaa waxbarashada hore.

Esiopetus kestää yleensä yhden vuoden.

Esiopetusta järjestetään päiväkodissa, koulussa tai jossain muussa siihen sopivassa paikassa.
Waxbarasho horaadka inta badan waxeey socotaa hal sano. 
 
Waxbarasho horaadka waxaa lagu qabtaa xanaanada caruurta, dugsiga ama meel kale oo ku habboon. 
Perusopetus ja oppivelvollisuus alkavat yleensä sinä vuonna, kun lapsi täyttää seitsemän vuotta.
 
Perusopetus kestää yleensä yhdeksän vuotta, eli luokat 1–9.
7.
1. 2. 3. 4. 5. 6. 7. 8. 9.
Waxbarashada aasaasiga ah iyo waajibaadka waxbarashada waxaa inta badan ay bilowdaan isla sannadka uu ilmuhu buuxinaayo toddoba sano.

Waxbarashada aasaasiga ah waxaa ay sida caadiga ah qaadataa sagaal bilood, taasoo loola jeedo fasallada 1–9.

Oppivelvollisuus tarkoittaa sitä, että lapsi osallistuu perusopetukseen tai saa perusopetuksen oppimäärän tiedot muulla tavalla.

Oppivelvollisuus jatkuu siihen asti, kun opiskelija täyttää 18 vuotta tai opiskelija on suorittanut ylioppilastutkinnon tai ammatillisen tutkinnon.

Huoltajalla on vastuu, että lapsi suorittaa oppivelvollisuutensa. 
Waajibaadka waxbarashada waxaa loola jeedaa, in ilmuhu uu ka qaybqaato waxbarashada aasaasiga ah, ama uu helo macluulaamd le’eg tan waxbarashaada aasaasga ah oo uu qaab kale ku qaatay. 

Waajibaadka waxbarashada waxaa uu soconayaa illaa iyo inta uu ardaygu ka buuxinaayo da’da 18-ka sano, ama ardaygu uu ku gudbay oo qaatay shahaadada dugsiga sare ama shahaadada xirfadda.

Waalidka ayaa ka mas’uul ah in ilmuhu uu dhammaysto waajibaaadka waxbarashada aasaasiga ah.

PrevNext