Vaikeavammaisen lapsen koulunkäynti Suomessa (somali)

by VIP-verkosto

Cover

Loading...
Vaikeavammaisen lapsen koulunkäynti Suomessa
Loading...
Ilmaha aadka u naafeysan dugsitegista waddanka Finland
Loading...
Loading...
Loading...
Loading...
Loading...
Tämä opas kertoo lapsen koulunkäynnistä Suomessa.

Oppaan alussa luvuissa 1–3 kerrotaan, miten koulunkäynti järjestetään yleensä.

Luvuissa 4–6 kerrotaan, miten koulunkäynti järjestetään, jos oppilas tarvitsee erityistä tukea oppimiseensa ja hänellä on pidennetty oppivelvollisuus.

Opas sisältää käännökset yleisimmillä Suomessa käytössä olevilla kielillä sekä viittomakielellä.

Opas on kirjoitettu selkeällä kielellä.

Lähteinä on käytetty Opetushallituksen antamia ohjeita ja määräyksiä. 
Hagistaan ama tilmaanbixintaan waxaa ay ka hadlaysaa, waxbarashada iskuulka carruurta ee dalkaan Finland. 

Bilowga hagista ama tilmaanbixita waxaa cutubyada 1-3  lagu sheegayaa, qaabka caadi ahaan waxbarashada iskuulka loo qabanqaabiyo.

Cutubyada 4-6 waxaa lagu sheegayaa, qaabka waxbarashada iskuulka loogu qabanqaabiyo, haddii ardaygu uu u baahan yahay caawimaadda khaaska ah, islamarkaana uu haysto go’aanka ah waajibka waxbarshada muddadeeda la dheereeyay. 

Hagistaan ama tilmaanbixintaan waxaa ka qayb ah turjumis lagu qoray luqadaha guud ee laga isticmaalo dalkaan Finland iyo luqadda dhegoolayaasha. 

Hagista ama tilmaanbixinta waxaa lagu qoray luqad fasiix ah. 

Waxaa hagistaan loo isticmaalay ilaha ku saabsan hagista iyo ammarrada ee Golaha waxbarashda.

Sisällys
Tusmada
Esiopetus ja oppivelvollisuus


Perustietoa suomalaisesta koulusta


Oppiaineittain järjestettävä opetus


Oppimisen ja koulunkäynnin tuki 


Pidennetty oppivelvollisuus


Toiminta-alueittain järjestettävä opetus

HOJKS – henkilökohtainen opetuksen järjestämistä koskeva suunnitelma
Waxbarashada aasaasiga ah iyo waxbarashada qasabka ah

Macluumaad aasaasi ah oo ku saabsan dugsiyada finnishka

Waxbaridda u gaarka ah maaddo walba

Caawimaadda waxbarashada iyo iskuul dhigashada

Waxbarasho qasab ah oo la dheereeyay

Howlaha waxbaridda aag walba laga fuliyo

Qorshaha ku saabsan diyaarinta waxbaridda shaqsiyadeed
Comic Panel 1
Esiopetus ja oppivelvollisuus 
Waxbarashada aasaasiga ah iyo waxbarashada qasabka ah
Suomessa jokainen lapsi on velvollinen ja oikeutettu osallistumaan esiopetukseen ja perusopetukseen eli käymään koulua.
 
Ennen kuin lapsi aloittaa perusopetuksen, lapsen on osallistuttava esiopetukseen tai muuhun esiopetuksen tavoitteet täyttävään toimintaan.
Finland gudaheeda ilmo walbaa waxaa ku waajib ah, islamarkaana uu xaq u leeyahay in uu ka qaybqaato waxbarashada hore (esiopetus) iyo waxbarashada aasaasiga ah, taasoo loola jeedo in uu iskuulka tago.

Kahor inta uusan ilmuhu bilaabin waxbarashada aasaasiga ah, waa in uu ka qaybgalaa waxbarashada hore (esiopetus) ama wixii kale ee hawlo waxbarasho la xiriira oo soo buuxinaaya shuruudaha ahdaaftii laga lahaa waxbarashada hore.

Esiopetus kestää yleensä yhden vuoden.

Esiopetusta järjestetään päiväkodissa, koulussa tai jossain muussa siihen sopivassa paikassa.
Waxbarasho horaadka inta badan waxeey socotaa hal sano. 
 
Waxbarasho horaadka waxaa lagu qabtaa xanaanada caruurta, dugsiga ama meel kale oo ku habboon. 
PrevNext